Xili maalmihii u danbeeyay ay xirnaayeen jidadka magaalada muqdisho arrimo la xariira ammaanka magaalada ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Ra’iisul wasaaraha Dalka xasan cali kheyre.
Xasan Cali Kheyre Ra”isul wasaaraha Somalia oo ka hadlayay amaanka magaalada Muqdisho aya sheegay in ay ku amaananyihii Ciidanka xasilna sida ay u guteen wajibaadkooda shaqo ugana hortageen falalka ami daro.
Waxa uu sheegay in aysan jirin Wararka la isla dhex marayo eek u aadan in cidankaan loogu talagalay amaanka magaalada inta lagu guda jiray Bisha Ramadaan lkn ay yihiin ciidamadii khaaska ahaa eexaqiijin lahaa amaanka muwaadiniinta.
Hadalka Ra’iisul wasaaraha ayaa ku soo aadaya xili ay dadka reer muqdisho aad uga cabanayaan xirnaashaha waddooyinka, taasi oo ay dawladdu u sababeysay sugidda amaanka muqdisho.
Halkaan, ka dhageyso: