Gudiga Loo Xilsaaray Dib u Dayactirka Leerarka Ilayska Cadceed Ku Shaqeeya Ee Dagmada Cadaado Ayaa Soo Bandhigay Batariyo Lagu Dayactirayo
Munaasabada Lagu Soobandhigayay Qalabkaan Ayaa Waxaa Ku Sugnaa Masuliyiin Ka Tirsan Maamulka Galmudug Iyo Maamulka Degmada Cadaado
Warbixintaan Dhageyso:-

