Thursday, May 15, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-ONLF oo Kasoo Horjeesatay Shidaalka Itoobiya Ay Kasoo Saarayso DDSI

Dhageyso:-ONLF oo Kasoo Horjeesatay Shidaalka Itoobiya Ay Kasoo Saarayso DDSI

Afayeen Jamhada Xoreen Somali Itoobiya Cabdulqaadir Saxan Cadani (Hirmooge) Ayaa Sheegay In Aysan Aqbili doonin Intoobiya Ay Shidaal Kasoosaarto Dhulka Ismaamulka SomaliItoobiya oo uu sheegay In Xadgudub Ay Tahay Taasi oo Itoobiya Ay U cuskanayso Gumaysiga Sida uu Hadalka U dhigay.

Wareysi uu Laanta Afsomaliga Ee BBC uu Siinayay Isga oo kusug Dalka Elatareya Ayuu Sheegay in Dhulka itoobiya Ay Shidaalka Kasoosaarayso uu Yahay Dhul Somliyeed Islamarkaas Itoobiya uu Wali Dagaalkii Kala Dhexeeyo

 

Hadalkaan Waxaa uu Ku soo Aadayaa Xili Shalay Baxiga Ay Kasiidaysay Dowlada Itoobiya Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo Bishii 9 Ee Sanadkii Hore Loogacan Galiyay Itoobiya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe