Monday, February 23, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Muddo Labo Toddobaad Ah Oo An Hilib Xoolaad Laga Cunin Jarriiban

Dhageyso:- Muddo Labo Toddobaad Ah Oo An Hilib Xoolaad Laga Cunin Jarriiban

Wararka Ka Imaanaya Degmada Jarriiban Ee Bariga Gobolka Mudug Ayaa Sheegaya In Muddo Labo Toddobaad Ah Aan Wax Hilib Xoolaad Ah Laga Cunin Degmadaasi.

Labadii Maalmood Ee dambeysay Suuqa Xoolaha Ee Jarriiban Ayaa Haawanayey Ka Dib Markii Gebi Ahaanba La Waayey Xoolihii Suuqa La Keeni Jiray.

Dadka Ku Dhaqan Degmada Jarriiban Ee Gobolka Mudug Ayaa hadda Waxaa Hilib U Ah Kheyraadka laga Keeno Dhinaca Badda Sida Kalluunka Sida Uu Sheegayo Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Jarriiban Abdi Kheyr Mohamed Jama.

 

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wariyaha Oo Dhameystiran:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe