Tuesday, September 26, 2023
HomeDhageysiDhageyso: Madaxweynihii Hore Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo manta lagu soo dhaweeyay...

Dhageyso: Madaxweynihii Hore Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo manta lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Maxamed Claahi Aadan Tiiceey madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaaladaGaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Soo dahweynta Tiiceey ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta Gobolka Mudug Maamulka Degmada Gaalkacyo Waxgarad Odayaal iyo Qeybaha Bulshada.

Gudoomiyaha magaalada Gaalkacyo oo kahadlay goobta soo dhaweynta ayaa sheegay inuu ku faraxsan in Gaalkacyo uu kasoo dhaweeyo Mudane Tiiceey

Maxamed Claahi Aadan Tiiceey madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa dhankiisa ka mahadceliyay soo dhaweynta balaaran ee loo sameeyay

Halkan ka Dhageyso

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe