Friday, March 29, 2024
HomeDhageysiDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Iskaashiga Wadamada Gobolka

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Iskaashiga Wadamada Gobolka

Madaxweynaha Jamuuriyadda FederaalkaSoomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa uu Soomaaliya uga dhiganyahay heshiiska saddex geesoodka ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in 30-kii sano ee ugu dambeeyay Soomaaliya lagu hayay fara gelin toos ah, balse waxaa uu xusay in Madaxda dhiggiisa uu kala hadlay in Soomaaliya laga daayo fara gelinta, taasi oo keentay in la helo iskaashi balaaran oo dhex mara dalalka Geeska Afrika.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne farmaajo:-

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe