Madaxweyne Axmed maxamud xasan baasto oo xildhibaano katirsan galmudug ay u doorteen madaxweynaha Galmudug ayaa maanta magaalada cadaado kulan kula qaatay qaar kamida dhalin yarada DGG.
kulanta ayaa intiisa badan looga hadlay sidii dhalinyaradu ay uga qeyb qaadan la hayd dar dar galinta hormarka galmudug ayaa waxaa goobjoog kahaa wasiiro katirsan galmudug maamulka degmada cadaado.
Gudoomiyaha Sportiga Galmudug C fitaax Cabdulahi warsame iyo gudoomiyaha Dhalinyarada galmudug caruuse macalin maxamed ayaa sheegay in dhalinyaradu ay muujiyeen doorkooda balse ay jiraan daruufo haysta sida shaqa lahaanta oo dhalin yaradaku qasabta in ay ka baxsadaan deegaanka.
Madaxweynaha galmudug axmed maxamudu xasan baasto ayaa
Dhalinyarada ka cod saday in ay ku di daalan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayen dhismaha dalka iyo isku soo dhaqawaan shaha shacabka galmudug.
Kulan kaan uu madaxaweyne axmed maxamud xasan baasto magaalada cadaado kula qaatay ladhinyarada galmudug ayaa qey ka ah kulamo uu la qaadanayay qeybaha bulshada tan iyo marmii xildhibaano katirsan barlamanka galmudug ay u doorten madaxweynaha galmudug.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Gal-mudug Axmed Baasto:-