Friday, April 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Madaxweynaha Khatuma Oo Ka Jawaabay Eedeyn Loo Soo Jeediyey Kana hadlay...

Dhageyso:- Madaxweynaha Khatuma Oo Ka Jawaabay Eedeyn Loo Soo Jeediyey Kana hadlay Arrimo Kale

Iyadoo Dhawaan Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Gobolka Awday Ay Maamulka Khaatuma Ku Eedeyeen In Uu Dabada Ka Riixayo Dagaalka Soo Ayaa Arrinkaa Waxaa Ka KJawaabay Madaxda Ugu Sareysa Khaatuma

Cabdalle Max’ed Cali Heybe (Caga-lule) Oo Ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Khaatuma Balse Hadda Ah Madaxweynaha Maamulkaasi ayaa Ayaa Wareysi Uu Siiyey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Isaga Oo Hawlo Shaqo U Jooga Garoowe Waxa Uu Kaga hadlay Arrimo Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Dagaalkii Dhawaan Ka Dhacay Gobolka Sool.

Sidoo Kale Waxa Uu Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Caburinta Ciidamada Maamulka Soomaaliland Ku Hayaan Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Laas-caanood Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Yihiin Dad Jecel Midnimada Iyo Qaranimada Soomaaliya Balse Awood Loo Sheeganayo.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Cabdalle (Caga-lule) Oo Dhameystiran:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe