Home Dhageysi Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo sheegay In Maamulkiisu Gurmadi doono Dadka uu Kufatahay...

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo sheegay In Maamulkiisu Gurmadi doono Dadka uu Kufatahay Wabiga…

579

 

Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug oo Galinkii Danbe ee Maanta Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb Dib Ugu Soolaabtay Ayaa sheegay in Ay Dadajidoonaan Dhameestirka Dhismaha Galmudug

Dhinaca Kale Mdaxweyne Xaaf Ayaa sheegay in Loobaahanyahay in Gurmad loo sameeyo Dadka uu Kufatahay Wabiga sheele Madaxweyne XAAF Waxaa uu intaasi raaciyay in maamulkiisu uu Gacan Ween Kageesanayo