Xili wali ay Xiisad Colaadeed oo kataagan Deegaanka tukarakh Ee Gobolka sool oo ay isku hayaan maamulada soomaaliland iyo Putland ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo Waxa Uu Ku Baaqay in lajoojiyo Colaada Tukarakh asagoona sheegay in soomaaliya ay san xiligaani ubaahnayn Dagaal iyo Burbur Horleh.
Madaxwaynaha ayaa sheegay inay soocilanayaan oo Dib u bilaabayaan Wadahadaladii Maamulka soomaaliland asagoona Xusay in wax walba ay usamayn doonaan sidii ay kalsooni ugalin lahaayeen Somaaliland ayna u midayn lahaayen umada Soomaaliyeed.
Dhanka kale madaxwaynaha ayaa shacabka soomaaliyeed ku la dardaarmay in aysan aqbalin in la,iska horkeeno shacabka iyo dawlada ayna layimaadaan Wadaniyad sax ah si loogaaro hormar Lataaban Karo.