Madaxwaynaha Maamulka Putland Siciid C/llahi Dani ayaa Hanjabaad u Jeediyay Maamulka Soomaaliland Oo ay Kaladhaxayso Colaad Dhanka Maamulka Qaybo Kamida Gobolada Sool iyo Sanaag.
Madaxwayne Dani ayaa Waxa uu sheegay in Soomaaliland ay Daandaansi Kuhayso Maamulkiisa Hase ahaatee aysan u Dulqaadan Doonin.
Waxa uu tilmaamay in ay Ilaalinayaan Darisnimada Hase ahaate ay iska Difaacayaan Cid Walba oo isku dayda in ay sooweeraraan Putland.

