Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Madaxwayne Baasto Oo Ku Eedeeyay Golaka iskaashiga Maamul Goboleedyadainay Kadambeyaan Colaadaha iyo...

Dhageyso:-Madaxwayne Baasto Oo Ku Eedeeyay Golaka iskaashiga Maamul Goboleedyadainay Kadambeyaan Colaadaha iyo Dilalka Kasocusboonaaday Galmudug

Kulan ay Maanta Magaalada Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug Kuyeesheen Wasiiro Xildhibaano Iyo Madaxwaynaha Dhawaan ay soodoorteen Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ee Cadaddo Kusugan ayaa Waxa ay uga Hadleen Colaadaha iyo Dilalka Kasoocusboonaaday Qaybo Kamida Galmudug.
Axmed Maxamuud Xasan Baasto Oo shir gudoominayay Kulankaan ayaa Waxa uu ku eedeeyay Colaadaha iyo Dilalka Kasoocusboonaaday Qaybo Kamida Galmudug inay Kadambeeyaan Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo ay Kumidaysanyihiin Qaar kamida Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Kajira.
Waxa uu xusay in Colaadaha Kasocda Degaano Hoostaga Balanbal Dilkii Kadhacay Hobyo iyo Dilkii askari Katirsan Milatariga Soomaaliya Loogu gaystay Cadaado ay Qayb Katahay Qodobadii ay Ku hishiiyeen Kulankoodii ay Kuyeesheen Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka putland.

Dhanka Kale Axmed Maxamud Xasan Baasto Madaxwaynaha Ay dhawaan Soodoorteen Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa Baaq nabadeed u jeediyay Beelaha Kudagaalamaya Deegaano Hoostaga Balanbale Waxa uuna sheegay in ay saacadaha soo aadan Deegaanadaasi u diri doonaa Cidamo Kala dhaxgala Beelaha Halkaasi Kudagaalamaya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe