Friday, April 17, 2026
HomeUncategorizedDhageyso:- Maamulka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha...

Dhageyso:- Maamulka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha saldhiga iyo xarunta maamulka degmada Jalalaqsi

Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Degmada jalaqsi oo Bur Bur xoogan ka muuqdo.

Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa ku shaqeeya guryo kira ah iyadoona aanay heeysam ciidanka ka howlagla degmada wax gaadiid ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya :Bashiir abdulahi osmaan

Hoos ka dhageyso.

……………

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe