Thursday, April 24, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin Kasoo Saaray Muuqaalada Alshabaab Ay Sooduubay Xiliga...

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin Kasoo Saaray Muuqaalada Alshabaab Ay Sooduubay Xiliga Dilalka Ay Geestaan

Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdulaahi Tuulax Ayaa Waxaa uu Ka Hadlay Muuqaal Vedio Ee Alshabaab Ay Sooduubaan Marka Ay Dilalka Geestaan.

Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Alshabaab Ay Soobandhigeen Alshabab Inta Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan Waxaa uu ku tilmaamay Mid Aan Bishaasi oo Kaliya Dilalka Ku Jira Muuqaalkan Aysan Dhicin Balse Dilay 4 Bil Ka Hor Ah Ay Kujiraan

Shacabka Caasimada Ayuu Kudalbaday In Ciidamada Aamanka Iyo Maamulkaba Ay Lashaqeeyaan Sidhibaatooyinka Ay Uyaraadaan.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe