Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Degmada Caddado Oo Gacanta Kusoo dhigay Dhaliyaro Lacago Baada Ka aruurinayay...

Dhageyso:-Maamulka Degmada Caddado Oo Gacanta Kusoo dhigay Dhaliyaro Lacago Baada Ka aruurinayay Shacabka Kunool Caddado

Maamuka Degmada Caddado ayaa sheegay in ay Gacanta Kusoodhigeen Dhalinyaro Lacago Ka aruurinayay Xaafadaha Degmada Caddo iyo Qaybo Kamida Deegaanada Hoostaga.

Gudoomiyaha Degmada Caddado C/llahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Oo Lahadlay Idaacada Codka Gobollada Dhexe ayaa Waxa uu Xusay inay Sooqabteen Saddex dhalinyaro ah Oo iskugu sheegay Bulshada in ay Kasocdaan Hay,ad Kahawlagasha Gobolka islamarkaana ka aruurinayay shacabka Lacago ay Kusheegeen in Loogu samaynayo Kaararka Aqoonsiga.

Dhanka Kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay Hayaan Buugaag ay Kusooqoreen Magacyada iyo Numbarada Dadkii ay Lacagaha Kaqaadeen Loona Cilinayo Qofwalba oo Lacag laga Qaaday Lacagtiisa.

Waxa uu Xusay in Hada ay Dhalinyaradaasi Kuxiranyihiin Saldhiga Booliska Magaalada Caddado ayna Maxkamada ugudbin Doonaan.

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe