Maamulka Degmada Cadaado ayaa waxa ay iclaamiyeen Goobta lagu tukan doono Salaada ciida ayakoona dhanka kale Fariin udiray Darawalada Gawaarida.
Gudoomiyaha Degmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Xuseen Tootoole Oo Lahadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ayaa ayaa kahadlay arimahaasi Oo Dhan.