Saturday, May 30, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Degmada Cadaado oo Baaq U Diray Siyaasiyiinta Mucaradka Ku Ah Dowlada...

Dhageyso:-Maamulka Degmada Cadaado oo Baaq U Diray Siyaasiyiinta Mucaradka Ku Ah Dowlada Somaliya

Gudoomiye kuxegeenka Degmad Cadaado Nuur Yaraw Xayle Shaarbacada oo Lahadlayey warbaahinta Waxa uu Sheegey in Ilaa Markii Galmudug La Dhisay Ay Ciidamada Dowlada Magaalada Cadaado Amaankeeda Ay Kashaqaynayeen Marka Lagareebo Dadka Deegaanka oo Iyagu Markasta Amniga U Heelanaa

Xildhibaanada Katirsan Baarlamaanka Soomaliya ee Deegan doorashadodu Tahey Galmudug oo uu Kaxuusey Xildhibaan Axmed Macalin fiqi Ayuu Ugu Baaqey in Sugida Amaanka Ciidanka Dawlada ee magaalada cadaado uu San Oga faa,iidaysan Dano u gaar ah Dagaalka siyaasadeed ee uu kulajiro dawlada dhexe sidookalena uu San Dadka Deegaanka iska Hor Keenin

Dhinacakel gudomiye shaarbacada waxa uu sheegey in ciidamada dawlada soomaliya Ee Nabad sugida qaranku ay madaxtooyada cadaado ay kuyimaadeen dalabka maamulka degmada iyo dadka deegaanka amaanka magaalada cadaadana uu San Gorgortan Siyaasadeed Galikarin

Labo maalin kahor Amaanka Madaxtooyada Magaalada Cadaado ayaa waxaa sinabad ah kulawareegey ciidamada Nabad sugida qaranka qayta galmudug

Siyasiyiin mucaarad ku ah dawlada sooomaaliya oo kasoojeeda deegaanada galmudug ayaa barahooda bulshada soodhigay hadalo kadhan ah lawareegista ciidamada dawlada amaanka madaxtooyada magaalada cadaado

W/Q Abdirizaq Al-Cadaala

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe