Home Dhageysi Dhageyso: M/Kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in Dib Loogu Noqonayo Heshiis Jabuuti

Dhageyso: M/Kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in Dib Loogu Noqonayo Heshiis Jabuuti

1882

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in waxba kama jiraan tahay isku darka xildhibaanada Galmudug iyo Ahlu Sunna ee ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Maxamed Xaashi ayaa sheegay in beelo badan ay kasoo yeertay cabasho taasina ay keentay in lagu  laabto heshiiskii Jabuuti

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Madaweyne kuxigeenka Galmudug