Friday, February 13, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Hawl-galo Kasocda Baladwayn

Dhageyso:-Hawl-galo Kasocda Baladwayn

Xili Xalay Magaalada BaladWayn Ee Xarunta Gobolka Hiiran Dil Loogu gaystay Xubin Katirsan Dawlada Hoose Gaar ahaan Waaxada Canshuuraha ayaa Waxaa Socda Dadaalo Lagu Baadi Goobayo Shaqsiyaadkii Kadambeeyay Dilkiisa.

Taliyaha Ciidamada Xasalinta Gobolka Hiiraan Carab Yuusuf Nuur Oo Lahaadlay Idaacdaa codka Gobollada Dhexe ayaa Waxa uu sheegay inay Kuhawlanyihiin Siduii ay Gacanta ugu Soodhigi Lahaayeen cidii Kadambaysay Dilka Cismaan Cali Maadey Oo Katirsanaa Waaxda Xanshuurka Dawlada Hoose.

Taliyaha Waxa uu Tilmaamay in ay Shaqsiyaad ay usooqabteen Dilka Hase ahaatee ay Wali Baaritaano Wadaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe