Iyadoo lagu guda jiro Xili Roobaadkii ayaa gudaha magaalada Gaalkacyo waxaa Aad u fariistay biyihii uu dhigay Roobkii Gu,ga ee ka da,ay guud ahaan dalka.
Suuqyada waa weyn iyo Xaafadaha magalada Gaalkacyo ayaa wali waxaa fadhiya biyo kuwaasoo oo qaar kamid ah ay madoobaadeen duqa degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasin Axmed Tumay ayaa maanta ka qayb galay olole Muddo 21 Mari ka socday magaalada oo looga saarayey biyaha sidoo kalana qashin looga gurayey xaafadaha magaalada Gaalkacyo.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Gaalkacyo C/kheyr Max’ed Jaamac:-