Wasiirka Tamarta Iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka Hadlayay Amniga Iyo Hormarka Galkacyo Ayaa sheegay In Ay Muhimtahay Sii Hormarinta Howlaha Hormarineed Ee Shacabka Gobolka Mudug Qaas Ahaan Shacabka Galkacyo.
Waxaa uu sheegay In Siwada Jir Ah Loosii Joogteeyo Nabadeenta shacabka Galkacyo oo uu sheegay in Ay Baahi Ween Uqabaan Hormarin Nabadeen oo Ay Gaaraan.
Waxaa Uu Intaasi Raaciyay Mahadcolin Balaaran oo uu Usoojeediyay Cidkasta oo Gacan Ween Kageysatay Nabadeenta Galkacyo

