Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDHAGAYSO:- Madaxda Galmudug oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la'aanta Dagaal Beeleedyada.

DHAGAYSO:- Madaxda Galmudug oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la’aanta Dagaal Beeleedyada.

Gudiga Garsoorka Maxkamada Gobolka Galgaduud ee Galmudug Ayaa Ku eedeeyay Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Galmudug In ay Ka gaabiyeen Wax Kaqabashada Colaadaha Ku Soo lab laabta Waqooyiga Gobolka Galgaduud Oo Inta Badan Ay Ku Dagaalamaan Beela Walaalo Ah Oo Wada.

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Guuleed Kaynaan Ayaa Ku Eedeeyay Madaxda Maamulka Galmudug in Aysan Waxba Kaqab labada beelood ee ku dagaalamaya deegaanka Qalaanqale ee waqooyiga gobolka Galgaduud.

Labadan beelood oo dhowr jeer dagaal dhexmaray ayaa dagaalkii ugu dambeeyay ee shalay dhexmaray waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 ruux waxaa ku dhaawacmay in kabadan 20 ruux iyadoona 14 kamid ah dhaawacyadaasi la gaarsiiyay isbitaalka guud ee Cadaado.

Halkan ka dhageyso,  Codka Sh/Maxamed Guuleed:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe