Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Faa Faahin Wariye Cabdimaalik oo Ciidamada Fadaraalka Itoobiya u xiran

Dhageyso:-Faa Faahin Wariye Cabdimaalik oo Ciidamada Fadaraalka Itoobiya u xiran

Galinkii Danbe Ee Jimcihii Ayay Ciidamada liyuu Booliska ay ku Xireen Dagmada Gaashamo ee Gobolka Jarar Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Sex Wariye oo  Kale Xili Warbixin Ay Ka Diyaarinayeen Degmada Gaashaamo.

Ka Dib Ciidmada Fadaraalka Itoobiya Ayaa La Gu Wareejiyay Wariyaasha Sida uu Xaqiijiyay Axmed Warsame Cabdule oo Ah Oday Dhaqameed Goobjoog U Ahaa Markii Laxirayay Wariyaasha.

 

Axmed Warsame Cabdule Waxaa Sidoo Kale uu Sheegay In uu Ku Booqday Xaruunta Ciidamada Fadaraalka Itoobiya Ay Ka Diganyihiin oo uu Wariyahu Ku Xiranyahay Islamarkaan Xaaladoodu Wanaagsantahay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe