Tuesday, May 20, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka

Dhageyso:- Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada muqdisho waxa uu ku burburiyay hishiisyadii lagu bixiyay jardiinooyinka.

Waxa uu sheegay in goobahaasi ay yihiin Goobo dantaguud islamarkaana Jardiimooyinka loogu takagalay in bulshada soomaaliyeed ay ku nastaan xiliyada ay shaqada kafasaxanyihiin.

30maalmood Gudahood ayuu ku amray in ay ku baneeyaan Dadka ku ganacsada Goobahaasi danta/Guud.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe